Xafiiska HCTV ee Gabiley oo Deeq Lacag ah Gaadhsiiyey Hooyo Danyar Ah oo Xannuunka KANSARKU haleelay Iyo 9 Carruur Ah Oo Ay Dhashay

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska HCTV ee magaalada Gabiley ayaa Deeq Lacag ah Gaadhsiiyey Hooyo Danyar Ah oo Xannuunka Kansarku haleeley Iyo Sagaal Carruur Ah Oo Ay Dhashay oo ku nool magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolkaas.

Faahfaahinta Warkan, Ka Daawo Muuqaalkan Hoose

https://www.youtube.com/watch?v=PernQ1QIyFI&feature=youtu.be