“Waxaan ka badbaaday Isku-day Dil”- Sarkaal ka tirsan Xisbiga Waddani

Burco (SLpost)- Mukhtaar Axmed Cali oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Togdheer, ayaa sheegay inuu ka badbaaday Iskuday dil oo ay sida uu ku dooday ay fulinayeen koox budhcad ah, waxaanu tallaabadaas ku eedeeyey maayarka Magaalada Burco.

 

https://youtu.be/5GUs1epmaWU