Somalilandpost | News and Analysis

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Wareegto Ka Soo Saaray Lixda Goobood Ee Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka cusub ee Wasaarada arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay muranka ka taagan goobaha Diiwaangelinta codbixiyaasha ee Waqooyiga Hargeysa, isaga oo sheegay inay Diiwaangelintu ka qabsoomi doonto deegaanadaasi.

 

34-4

 

 

Halkan ka daawo

.

 

Somalilandpost.Hargeysa

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE