Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee GOlaha Wakiillada oo xog-waraysi kala yeeshay geeddi-socodka hawlaha qaran ee Wasaaraddiisu qaabilsan tahay
FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE