Somalilandpost | News and Analysis

Tirada Ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo maanta Ka bilaabmay gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada 4aad ee Dugsiyada Sare, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada iyo degmooyinka Somaliland, iyadoo sannadkan ay u fadhiisteen ardaydii ugu tirade badnayd.

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax oo saxaafadda la hadlay ayaa faahfahin ka bixiyey tirade Ardayda saaka u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad iyo 4aad ee dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Dalka.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

Loading…