Somaliland: Xisbiga UCID oo Xil U Magacaabay Siyaasi Ku Biiray.

Hargeysa- SLpost- Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda & Daryeelka UCID, Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyey inuu Salaad Shukri, Ilaahay u tukaday, markii uu xisbigooda ku soo biiray Siyaasiga Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), isla markaana sheegay inay xil u magacaabeen.

 

https://youtu.be/SQST3rFMYek