Somalilandpost | News and Analysis

Somaliland oo Aqbashay Dalab Saamayn ku yeelanaya Ganacsatada oo uga yimi Shirkadda DP World

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhaweysay isla markaana aqbashay codsi uga yimi Shirkadda DP World ee Gacanta ku haysa Maamulka Dekedda Magaalada Berbera.

Wasiir Saajin

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska ee Somaliland Md Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland oggolaatay codsi shirkaddu ugu soo gudbisay inay ganacsatada dalka ku kordhiso tacriifadda iyo kharashka lagaga qaado badeecadaha uga soo dega Dekedda magaalada Berbera.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

Loading…