Somalilandpost | News and Analysis

Nuxurka Daraasad laga sameeyey Haweenka Somaliland oo la soo bandhigay

DALLADDA Ururrada Haweenka ee Nagaad ayaa kulan ay maanta ku qabatay Hargeysa ku soo bandhigtay Natiijada Cilmi-baadhis laga sameeyey Haweenka Somaliland oo si faahfaahsan loogu soo bandhigay halkaas.

FAAHFAAHINTA WRKAN KA DAAWO MUUQAALKAN

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

Loading…