Madaxweyne Muuse Biixi oo Sharraxay Qodobbo Shuruudaysan oo uu hordhigay Masuuliyiinta Ugu Sarreysa Imaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sharraxaad ka bixiyey Qodobbo ku fadhiya danaha siyaasadeed iyo Dhaqaale ee dalka kuwaas oo uu hor-dhigay masuuliyiinta ugu sarreysa dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

muuse biixi dubaiMadaxweyne Muuse Biixi oo Jimcihii shalay khudbad ka jeediyey kulan ballaadhan oo uu la qaatay jaaliyadda Somaliland ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, waxa uu sheegay inuu dowladda UAE kala hadlay qodobbo ay ugu muhiimsan tahay aqoonsaniga Somaliland.

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE