Madaxweyne Galeydh iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Widh-widh iyo soo-dhawayntii Shacabka

Madaxweyne Galeydh iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Widh-widh iyo soo-dhawayntii ShacabkaWidh-widh (SLpost)- Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay deegaanka Widh-widh oo ka tirsan gobolka Buuhoodle, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey dadweyne badan.

Prof Cali Khaliif Galeydh iyo weftigii oo ka anba-baxay magaalada Hargeysa, kaddib wada-hadallo dhexmaray xukuumadda Somaliland oo heshiis hordhac ahi ka soo baxay, ayaa la filayaa inay uga sii gudbaan deegaanada kale ee gobolka, isagoo ku sii jeeda dhinaca magaalada Buuhoodle.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN