Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka jawaabtay cabashooyin ay bulshada u soo bandhigeen Dad Shacab ah oo sheegtay inay leeyihiin dhulka laga dhisayo Madaxtooyada Cusub, kaas oo ku yaalla Galbeedka Caasimadda Hargeysa.
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile oo maanta saxaafaddu arrintan wax ka weydiisay, ayaa faahfaahin ka bixiyey sida ay wax u jiraan.
FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE