Hargeysa: Dhismaha Jidka Laamiga ah ee 150-ka oo la bilaabayo iyo Farriinta Maayarka Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dhowaan la bilaabayo dib-u-dhiska iyo Dayac-tirka Jidka laamiga ah ee 150-ka oo burbur xoog lehi soo gaadhay, waxaanu maayarku dadweynaha ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan uga guuraan.

 

Faahfaahinta warkan ka daawo Muuqaalkan Hoose