Somalilandpost | News and Analysis

Hargeysa: Carruur Darbi-jiif ah Maxkamadda la hor-keenay iyo Garyaqaan ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Garyaqaan Guuleed Dafac, ayaa faahfaahin ka bixiyey dhalinyaro darbi-jiif ah oo la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, kaddib markii dhawaan loo xidh-xidhay markii ay bannaan-bax cabasho ah la hortageen Wasaaradda Arrimaha Bulshada Somaliland.

 

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE