HAMBALYO MEHER FARXAD LEH: Axmed Cismaan Xasan Almis iyo Hodan Daahir Cumar

Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) , Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), CabdiqaadirAadan Carab, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Naasir Aadan Nawaa, Maxamed Taajir, Khadar Macalin Deeq, Najax Aaden Cunaaye, Cabdiqani Asparo, Sacad Muuse Cabdi, Maxamuud Cali Walaaleeye.

***         ***          ***

 

 

Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Ismaaciil Xuseen Farjar.

***         ***          ***

Mustafe Cumar Geeddi, Maxamed Saleebaan Cumar, Cadiraxmaan Nuux Hiiraan, Shiine Cilmi Kaahin, Maxamed Guraase, Axmed Saki Daahir Xasan,  Xamse Cali Wacays, Ibraahin Cabdiraxmaan Qaasim, Cali Mahdi Jibriil, Barkhad Ladiif Cumar, Mustafe Cabdi Cali (Kalshaale), Caydaruus Geeddi.

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay hambalyo Meher Wacan u dirayaan

Axmed Cusmaan Xasan Almis

Iyo

Hodan Daahir Cumar

Oo Isniinta maanta oo ku beegan 12/08/2019 Meherkoodu ku qabsoomay Degmada Dila ee gobolka Awdal. Waxa ay Lammaaha Eebbe uga baryayaan inuu ka dhigo Qoyskii Badhaadhe u wadaaga Nolosha, Ubad kheyr qaba oo diintooda/dalkooda iyo Dadkooda anfacana kala siiyo. Aamiin… Aamiin. Alleh Ha Aqbalo.