Somalilandpost | News and Analysis

Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

Hargeysa (SL.Post) Siyaasiyiin ka tirsan xisbiga WADDANI, ayaa maanta ku dhawaaqay garabka toosinta xisbiga WADDANI, waxaanay ku saluugeen siyaasada xisbiga WADDANI.

img_c32d3b-aef1cc-7a459e-0c7cd2-b63d48-c0f3cf

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE