Somalilandpost | News and Analysis

“Dawladda Iyo Baarlamaanka Waxaan Leenahay ‘Waar Magaaladdeenii Baa Lagu Fadhiyaa Magaca Somalia” Maxamed Xaashi

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa xukuumadda, labada gole qaran iyo saddexda xisbi, iyo sidoo kale bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay il gaara u yeeshaan, oo ay ka tashadaan, wax uu ku tilmaamay qawlaysato dalka burburinaysa, oo aayaha dalkani leeyahay meel xun ku ridaya, taas oo uu sheegay inay yihiin hay’addaha ku sugan Somaliland ee Caasimada Hargeysa ku dhex fadhiya magaca Somalia.

img_e50e68-7838d1-cdf32f-67dd8e-388775-7038d9

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.net

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE