Somalilandpost | News and Analysis

Daawo: Wasiirka Arimaha Dibedda Oo Furay Xafiiska Somaliland Ee Washington USA

Washington (SLpost)- Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa furay xafiiska ay Somalliland ku leedahay magaalada Washington ee dalkan Maraykanka.

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE