DAAWO warbixin laga diyaariyey Saxmadda Suuqyada Hargesa iyo Diyaar-garowga Ciidda

Hargeysa (SLpost)- Iyadoo lagu gudo-jiro maalmihii u dambeeyey ee Bisha Barakaysan ee RAMADAAN isla markaana dadweynuhu u diyaar-garoobayaan soo dhawaynta Ciidal-Fidriga, waxa dhaq-dhaqaaq ganacsi oo ballaadhani ka socdaa Suuqyada waaweyn ee Hargeysa oo laga dareemayo Saxmadda dadweynaha iyo Gaadiidka.

Haddaba, waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin laga diyaariyey Saxmadda Suuqyada Hargeisa iyo diyaar-garowga Eidul Adha oo dadwenuhu suuqyada kaga adeeganayaan, iyadoo alaabooyinka iyo dharka lagu gadayo badhtamaha jidadka waaweyn ee Caasimadda.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTAN OO TELEFISHANKA HCTV ka diyaariyey suuqyada Hargeysa