DAAWO Wacdarihii soo Maray Soomaalida: Af-gembigii Dhicisoobay iyo Bilowgii Jabhadaha SSDF iyo SNM

Muuqaalka Ka Daawo dib-u-milicsiga Taxanaha Barnaamijka Taariikhda Soomaalida iyo Qarnigii Tagay oo muddo tobanaan sanno ah ka baxay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC, Waxa aanu ku soo qaadanaynaa Qaybtii 19 iyo 20aad oo ka hadlay Af-gembigii Dhicisoobay ee dowladdii Siyaad Barre sannadkii 1978-kii kaddib dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia. Sidoo kale waxa ay Qaybahani ka hadlayaan bilowgii iyo Aasaaskii Jabhadihii SSDF iyo SNM ee la dagaalamayey Dowladdii Siyaad Barre.

 

https://youtu.be/KGWRctkQgak