DAAWO Waayeel goob-joog u ahaa oo ka war-bixiyey Baaxadda Duufaantii ku dhufatay Xeebaha Awdal, Xaaladdii ay ku sugnaayeen iyo Wixii ay indhahooda ku arkeen

Saddex Qof oo Waayeel ah oo ka mid ah dadka deggen deegaanada duufaantu ku dhufatay ee gobolka Awdal ayaa ka warbixiyey Wixii ay indhahooda ku arkeen iyo Baaxadda Duufaanta oo Khasaare ba’an geysatay, kaddib roobab is-daba joog ah oo 48 saacadood ka da’ayey deegaannada Xeebaha Galbeed ee dalka.

HADDABA MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO XOG-WARRANKA SADDEXDA QOF EE WAAYEELKA AH

https://youtu.be/tRNO7CqpPFg