DAAWO Taallooyin magaalada Hargeysa looga taagay Laba ka tirsan Mujaahidiintii SNM

TAALOOYINHargeysa (SLpost)- Mujaahidiin, Xildhibaano, Madax-dhaqmeed, Cuqaal iyo Dadweyne tiro badan, ayaa maanta ka Qaybgaley Furitaanka Laba Taalo Oo lagu Xusidoono Allah ha U Naxariistee Mujaahid Maxamed X.Muuse Harag-Waafi iyo Mujaahid Xaamud Ibraahim Oo ka Mid Ahaa Mujaahidiintii Naftooda U Hurey Dib U Xoreyntii Jamhuuriyada Somaliland.

Labadan Taalo ayaa waxa laga Hirgaliyey Deegaanka Aw-Barkhadle ee Bariga Magaalada Hargeysa,waxaana Dhisay Mujaahid Maxamuud-Wadaad oo ka mida Quraba-joogta reer Somaliland Horana Uga Mid  ahaa Mujaahidiintii SNM.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN