DAAWO Soo-dhaweyntii EGLAND SHOW ee Hargeysa iyo Wacdarihii ay kala Kulantay

Suxufiyadda ku Caanka ah Barnaamijka Egland Show ee Ka baxa telefishanka RTN SOMALI TV ee magaalada Nairobi ayaa si Qurux badan loogu soo dhaweeyey Caasimadda Hargeysa, waxaanay ka sheekaynaysaa Wacdarihii ay la kulantay iyo Waayaheeda.

https://www.youtube.com/watch?v=BmNzKYRjRb8