Somalilandpost | News and Analysis

DAAWO Madaxweyne Muuse Biixi oo dhaliyey Gool Gool Cajiib ah iyo Wacdarihii Madasha

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xadhigga ka jaray garoonka kubadda Cagta ee Cabdalle Sandheere ee magaalada Berbera, ayaa xadhigga ka jaray roog la goglay garoonkaas, waxaana furitaankii garoonkaas madaxweynaha loo dhigay rikoodhe uu ku aftahay goolka lagu goglay roogga cusub, isagoo halkaas ka dhaliyey gool cajiib ah mid ka mid ah dhalinyarada masuuliyiinta ah ee magaalada oo Goo galay.

 

In kasta oo Gool-hayuhu ku dedaalay inuu qabto kubadda madaxweynaha haddana kuma guulaysan oo dirqi ayay kaga feketay kubaddu.

 

Haddaba Muuqaalka Hoose ka daawo Dhacdadan

 

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE