Daawo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Eng Faysal Cali Waraabe ku sagootiyey Weftiga Madaxweyne Cali Khaliif Galeydh iyo Farriin uu u diray Shacabka Buuhoodle

Daawo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Eng Faysal Cali Waraabe ku sagootiyey Weftiga Madaxweyne Cali Khaliif Galeydh iyo Farriin uu u diray Shacabka BuuhoodleHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ifafaale togan ka muujiyey natiijada laga filayo heshiis dhawaan dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo, isagoo shacabka deegaannada Buuhoodle ugu baaqay inay taageeraan heshiiskaas.

Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu arrimahan ka hadlay hadal uu ka jeediyey munaasibad sagootin ah oo Hargeysa loogu sameeyey Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh iyo wefti uu hoggaamiyo oo saddexdii todobaad ee ugu dambeeyey ku sugnaa Hargeysa, wada-hadallo heshiis hordhac ahina ka soo baxay dhexmareen xukuumadda Somaliland.

HADDABA, MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO HADALKA GUDDOOMIYE FAYSAL