Daawo Hor-dhaca Barnaamij Xiiso Badan oo Telefishanka BADDA CAS 24 TV Daawadayaashiisa ugu talo-galay Dabbaal-degga maalinta Ciidda

Daawo Hor-dhaca Barnaamij Xiiso Badan oo Telefishanka BADDA CAS TV Daawadayaashiisa ugu talo-galay Dabbaal-degga maalinta Ciidda iyo Fannaaniinta ugu Caansan magaalada Hargeysa oo si Cajiib ah uga Qayb-qaadatay.