Home » Archives by category » News
“Kolba haddii maceeshaddii dadka qirin-qiir la galinayo, wada-hadal iyo isku-imaanshiyo kale hadalkiisaba dhaaf” – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

“Kolba haddii maceeshaddii dadka qirin-qiir la galinayo, wada-hadal iyo isku-imaanshiyo kale hadalkiisaba dhaaf” – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

“Dowladda ka talisa Maka-Al-Mukarrama Xaq uma laha inay ka Arrimiso neefka Berbera ka dhoofaya… waa in loo daayo guddigaa khubarada ah ee madaxa-bannaan oo …

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub oo Booqasho ku yimi Somaliland

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub oo Booqasho ku yimi Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka …

Barlamaanka Ingiriiska oo lagaga dooday Saamaynta ka dhalatay Booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Dalka Guinea & tallaabadii Somalia kaga fal-celisay

London (SLpost)- Baarlamaanka Dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa Isniintii todobaadkan lagu soo qaaday saamaynta ka dhalatay Booqashadii madaxweynaha Somaliland…

London: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi iyo Farmaajo ku sugan yihiin

London (SLpost)- Wargeyska Maalinlaha ah ee KCW Today oo ka soo baxa dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London,…

Somaliland: Natiijada Cilmi-baadhis lagu soo bandhigay Saamaynta Maalgeshiga Ethiopia ku yeelan karo Dakhliga Dowladda iyo Ganacsiga Gudaha

Hargeysa (SLpost)- Cilmi-baadhis laga sameeyey saamaynta uu Dakhliga Dowladda iyo Dhaqaalaha Gudaha ku yeelan karo saamiga dalka Ethiopia…

Maxaa Shacabka Somaliland kala gudboon inay kaga Fal-celiyaan Gulufka Colaadeed ee Soomaaliya?

Maxaa Shacabka Somaliland kala gudboon inay kaga Fal-celiyaan Gulufka Colaadeed ee Soomaaliya? Qaranka Somaliland mugdi kagama jiro wadciga iyo waayaha siyaasiga ah ee ku gedaaman xilligan dalkooda oo ah duruuf qof kasta oo garaad qabaa uu garan karo sababteeda,suurayna karo sida lagaga…

Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo

Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee…

Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills

Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills

Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdisalaan Hereri ayaa Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda iyo Calafka…

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tabobbar…

Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Hargeysa (SLpost) – Inta Badan Qaaradaha adduunka waxa caawa laga dareemay Dayax-madoobaad-kii ugu muddada Dheeraa…

Page 1 of 1166123Next ›Last »