Home » Archives by category » Maqaallo
Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed Ee General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” – Qaybta 4aad

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed Ee General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” – Qaybta 4aad

Waxay inoo joogtay hadalkii cabdi casiis ka yidhi dagaalka haatana bal dhankiisa isna maxuu ka yidhi Maxamed xassan Cabdilaahi(JIDHIF):  “Cabdicasiis Cali Barre waxuu watay ciidan xoog leh markii u horeysay  waxaa ii muuqatay inaanan marnaba caabin karayn sidaas awgeed waan u wada baneeyay dhulkii oo dhan oo jabuuti  ayaa xoog ku jiidhay oo halkaasaan itoobiyo ka galnay Kadib […]

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” – Qaybta 3aad

Comments Off on Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” – Qaybta 3aad
Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” – Qaybta 3aad

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libintiisa ay qireen cadawgii ay is hayeen” Qaybta 3aad W/Q:Cabdikariim Muxumed Cadde (Qaamuus) Qaybtii hore waxay inoogu joogtay ciidankii Cabdi Casiis Cali barre oo la wareegay dhamaan deegaamadii xeebta. Iyo jidhif iyo ciidankiisii oo xoog ku jiidhay ciidankii jabuuti kadibna u talaabay xaga […]

Continue reading …

Soonka iyo Caafimaadka Qofka – W/Q: Abdunasir Hassan Macalin.

Comments Off on Soonka iyo Caafimaadka Qofka – W/Q: Abdunasir Hassan Macalin.
Soonka iyo Caafimaadka Qofka – W/Q: Abdunasir Hassan Macalin.

Assalaamu Calaykum, Ramadaan wacan dhamaan akhyaarta, Waxaynu ku dhexjirnaa bishii khayrka badnayd ee ramadaanta waqtiguna sida hilaaca ayuu markastana innagu dhaafayaa,maxaa inoo faa’ido ah walaalayaal mar haddaynu soono? Sida baadhitaano badan lagu helay waxaa soo baxday in soonku xanuuno badan ka daawo yahay,Nebigu SCW wuxuu yidhi”Sooma Waad cafimaadaysaane”,siday culimo badan shegeen waxyaalo dad badani manta […]

Continue reading …

SOMALILAND: Waa Maxay Macnaha ka dambeeya Tabliiqa Siyaasadeed ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galayr?

Comments Off on SOMALILAND: Waa Maxay Macnaha ka dambeeya Tabliiqa Siyaasadeed ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galayr?
SOMALILAND: Waa Maxay Macnaha ka dambeeya Tabliiqa Siyaasadeed ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galayr?

Walaalayaal, Mucjisooyinka ayay ka mid tahay in qofka Soomaaliga ah uu subax walba kuula yimaaddo weji cusub. Sayid-kii oo yaabban, waa tuu lahaa ‘Musuqmaasuq Soomaali, waa meheraddeediiye / hadba midab hor leh ayay kuula imaan, maalin iyo leyle’. Waxaa iga yaabiyey dhaqdhaqaaqa ay maalmahaan gobollada waqooyi (Somaliland) ka wadeen Emeritus Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo […]

Continue reading …

In Memory of Haji Abdi Warabe: Peace Building for over Hundred Years

Comments Off on In Memory of Haji Abdi Warabe: Peace Building for over Hundred Years
In Memory of Haji Abdi Warabe: Peace Building for over Hundred Years

Haji Abdulkarim Husen Yusuf (better known as Haji Abdi Warabe) – may Allah bless his soul- passed away on Friday the 10th of May 2019 coinciding with 5th of Ramadan 1440 of the Islamic calendar. A lot is being written on the occasion of his death in Somali mainly over the social media. Panel discussions […]

Continue reading …

TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY

Comments Off on TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY
TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY

Isagoo gaade ah oo raad raacaya dhiigii aabihii ayuu roob mahiigaan ahi kaynta dhexdeeda ku qabsaday laylka dhexdiisa markaasuu dugaal  biday in uu la jirsado reer jabaqdiisu u dhawayd   waa gaade col ah oo hubaysan oo dabajooga dhiigii aabihii waxaana u hilaacaya dhiiga gacan ku dhiiglihii iyo raaska aabihii ku maqnaa. Isla qoyskii iyo ninkii […]

Continue reading …

AFAR DARAN OO KA DHASHA DAL-KA-BIIXI: Diin laáan, Damiir la’aan, Dal la’aan, Dad la’aan

Comments Off on AFAR DARAN OO KA DHASHA DAL-KA-BIIXI: Diin laáan, Damiir la’aan, Dal la’aan, Dad la’aan
AFAR DARAN OO KA DHASHA DAL-KA-BIIXI: Diin laáan, Damiir la’aan, Dal la’aan, Dad la’aan

o intii ay burburtay dowladii dhexe ee Somalia sannadkii 1991-kii waxa wadamada dibada u hayaamay mujtamacii ugu badnaa ee Soomaaliyeed oo ka dareeray guud ahaan dhulka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan kuwa aanay dowladu ka burburin sida Keyna, Djibouti iyo Soomaalida Ethiopia.   Hayaankan ay bulshada Soomaaliyeed gashay waxa aad looga soo dhaweeyay wadamada yurubta […]

Continue reading …

Allah haku Cafiyee, Adna Cafi Walaalkaa

Comments Off on Allah haku Cafiyee, Adna Cafi Walaalkaa
Allah haku Cafiyee, Adna Cafi Walaalkaa

Assalaamu calaykum, Ramadaan wacan oo wanaagsan, Illaahay isagaa xume ka nasahan ee,wuxuu abuuray dad kala duwan,dabeecad ahaan iyo abuur ahaanba. Illaah SWT dadkaas wuxuu iskugu keenay dhulka ,wuxuuna ka yeelay dad isu baahan,goorkasta, waayo waxaa ka dhexeeya macaamilooyin tiro badan,midkastaana nolosha ayuu dhinac ka haystaa isagoo uu urdaaya inuu noolaado,orodkaa iyo hirdankaa adduunka ka jira […]

Continue reading …

Somaliland: The Tour Of The Two Professors

Comments Off on Somaliland: The Tour Of The Two Professors
Somaliland: The Tour Of The Two Professors

Professors Ahmed Ismail Samatar and Ali Khalif Galaydh have been crisscrossing Somaliland holding lectures and forums from Las Anod to Borama. The lectures and the subsequent debates, question and answer sessions, have been dubbed by the two academics as “tabliiq siyaasadeed”, a political round table.   The lectures and debates have been interesting, stimulating, controversial, […]

Continue reading …

Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Federaalka

Comments Off on Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Federaalka
Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Federaalka

Somalia waxaa loola jeedaa dhulkii iyo dadkii Somaliyeed ee dalka Talyaanigu gumaysanjiray kana xoroobay 1dii July, 1960. Laga soo bilaabo rididii kelitaliyihii Somalia, Janaraal Siyaad Barre, sannadkii 1991 waxaa shacabka Somalia soo wajahay dawlad-xumo, nabadgelyo-xumo, geeri joogto ah, barakac, macaluul, argagixiso iyo faragelin shisheeye. Arrimahaasu waxay qofkasta oo uu ku jiro damiir Somalinimo ku abuureen […]

Continue reading …
Page 1 of 297123Next ›Last »