Somalilandpost | News and Analysis

“Cali Khaliif Hadu Iman Lahaa, Waan Hubaa Inuu Aniga Iyo Siilaanyo Naga Adkaan Lahaa”

Laasacaanood  (SL.Post) Guddoomiyaha xisiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Prof: Cali Khaliif Galaydh haddii uu wakhti hore la iman lahaa qorshe uu kula xaajiinayo Somaliland  uu guul siyaasadeed gaadhi lahaa.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE