Somalilandpost | News and Analysis

Aaskii Marxuun Cismaan Hindi Iyo Tacsidii Loo Diray Qoyskiisa

London (SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu aasay Marxuum Cismaan Cabdilaahi Cigaa (Cismaan Hindi) oo todobaadkan ku geeriyooday cusbitaal ku yaala London.

grabbed-frame-14

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE