News
“Kolba haddii maceeshaddii dadka qirin-qiir la galinayo, wada-hadal iyo isku-imaanshiyo kale hadalkiisaba dhaaf” – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

“Kolba haddii maceeshaddii dadka qirin-qiir la galinayo, wada-hadal iyo isku-imaanshiyo kale hadalkiisaba dhaaf” – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

“Dowladda ka talisa Maka-Al-Mukarrama Xaq uma laha inay ka Arrimiso neefka Berbera ka dhoofaya… waa in loo daayo guddigaa khubarada ah ee madaxa-bannaan oo dadka waraaqaha siinaya”   Hargeysa (SLpost)- Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa…

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub oo Booqasho ku yimi Somaliland

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub oo Booqasho ku yimi Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan Midowga Yurub u soo magacaabay dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Kulankan ayaa daaranaa soo…

Barlamaanka Ingiriiska oo lagaga dooday Saamaynta ka dhalatay Booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Dalka Guinea & tallaabadii Somalia kaga fal-celisay

Barlamaanka Ingiriiska oo lagaga dooday Saamaynta ka dhalatay Booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Dalka Guinea & tallaabadii Somalia kaga fal-celisay

London (SLpost)- Baarlamaanka Dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa Isniintii todobaadkan lagu soo qaaday saamaynta ka dhalatay Booqashadii madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Guinea, taas oo sababtay in dowladda Somalia si ba’an uga…

London: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi iyo Farmaajo ku sugan yihiin

London: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi iyo Farmaajo ku sugan yihiin

London (SLpost)- Wargeyska Maalinlaha ah ee KCW Today oo ka soo baxa dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London, ayaa warbixin ka qoray dedaallada Somaliland ugu jirto inay aqoonsi caalamiya ka hesho beesha caalamka, iyadoo warbixinta…

Somaliland: Natiijada Cilmi-baadhis lagu soo bandhigay Saamaynta Maalgeshiga Ethiopia ku yeelan karo Dakhliga Dowladda iyo Ganacsiga Gudaha

Somaliland: Natiijada Cilmi-baadhis lagu soo bandhigay Saamaynta Maalgeshiga Ethiopia ku yeelan karo Dakhliga Dowladda iyo Ganacsiga Gudaha

Hargeysa (SLpost)- Cilmi-baadhis laga sameeyey saamaynta uu Dakhliga Dowladda iyo Dhaqaalaha Gudaha ku yeelan karo saamiga dalka Ethiopia laga siiyey Maalgeshiga Dekedda Berbera, ayaa maanta natiijadeeda lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa.   Cilmi-baadhista oo ay…

Maxaa Shacabka Somaliland kala gudboon inay kaga Fal-celiyaan Gulufka Colaadeed ee Soomaaliya?

Maxaa Shacabka Somaliland kala gudboon inay kaga Fal-celiyaan Gulufka Colaadeed ee Soomaaliya?

Qaranka Somaliland mugdi kagama jiro wadciga iyo waayaha siyaasiga ah ee ku gedaaman xilligan dalkooda oo ah duruuf qof kasta oo garaad qabaa uu garan karo sababteeda,suurayna karo sida lagaga gudbi karo, balse ay sugtadu…

Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo

Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.   Kal-fadhiga oo ku qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Fulinta…

Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills

Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills

Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdisalaan Hereri ayaa Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo xilligan ku gudo-jirta Beerista Dallagga Wax-soo-saarka Wershadda oo sannadkan gudihiisa laga hirgelin doono dalka.  …

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tabobbar aqoontooda kor loogu qaadayo u furay 200 (laba Boqol) oo Macallin oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha dalka ee heer Qaran.…

Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Hargeysa (SLpost) – Inta Badan Qaaradaha adduunka waxa caawa laga dareemay Dayax-madoobaad-kii ugu muddada Dheeraa qarnigan, gaar ahaan marka qayb ka mid ah Dayaxuhu madoobaato, kaas oo qaadanaya inuu socdo muddo 2 saac iyo dheeraaad…

Madaxweyne Trump oo Cambaareyn Caalami ah kala Kulmay Weerar Qaawan oo uu ku qaaday Afar Dumar ah oo ku jira Cogress-ka Maraykanka

Madaxweyne Trump oo Cambaareyn Caalami ah kala Kulmay Weerar Qaawan oo uu ku qaaday Afar Dumar ah oo ku jira Cogress-ka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Donal Trump, ayaa cambaareyn caalami ah kala kulmay hadal lagu tilmaamay deel-qaaf iyo Meel-ka-dhac oo uu ku weeraray Afar ka mid ah Haweenka Xildhibaannada ah ee ku jira Aqalka Congress-ka ee…

Hargeysa: Soo-dhaweyn aan loo kala hadhin oo lagu qaabilbay Ustaad Maxamed Siciid BK iyo Weedhihii uu kaga falceliyey

Hargeysa: Soo-dhaweyn aan loo kala hadhin oo lagu qaabilbay Ustaad Maxamed Siciid BK iyo Weedhihii uu kaga falceliyey

Hargeysa (SLpost)- Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa maanta gelinkii dambe si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Fannaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid BK oo in muddo ah socdaal ugu maqnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.…

Maayarka Gabiley oo ka hadlay Khilaaf Hadheeyey Golihiisa Deegaanka oo wali Xalkiisu laalan yahay

Maayarka Gabiley oo ka hadlay Khilaaf Hadheeyey Golihiisa Deegaanka oo wali Xalkiisu laalan yahay

Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ahna Maayarka Magaalada Md Maxamed-amiin Cumar Cabdi, ayaa markii u horeysa si faah-faahsan uga hadlay khilaaf muddooyinkii u dambeeyey hadheedhay Golaha Deegaanka ee uu gadh-wadeenka ka yahay, kaas…

“Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Uu Cambaaraynayaa Weerarka Siyaasadeed iyo Dhaqaale Ee Ka Soo Yeedhaya Soomaaliya”

“Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Uu Cambaaraynayaa Weerarka Siyaasadeed iyo Dhaqaale Ee Ka Soo Yeedhaya Soomaaliya”

Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhiga aan caadi ahayn oo maanta isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa laga soo saaray Baaq cambaareyn ah oo loogu jeediyey dowladda Soomaaliya waxa loogu yeedhay Weerar siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo ay…

Badhasaabka gobolka Sanaag oo faahfaahiyey halka ay marayaan Wada-hadallo u socda Xukuumadda iyo Korneyl Caarre

Badhasaabka gobolka Sanaag oo faahfaahiyey halka ay marayaan Wada-hadallo u socda Xukuumadda iyo Korneyl Caarre

Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro), ayaa faahfaahin ka bixiyey wada-xaajood la sheegay inuu u socda Xukuumadda Somaliland iyo Korneyl Caarre oo dhawaan dagaal dhexmaray Ciidanka Qaranka, kaas oo hadda ku sugan…

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Cidda Fasaxday Markab Xoolo Sidey oo Xannibnaa Dekedda Jiddah

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Cidda Fasaxday Markab Xoolo Sidey oo Xannibnaa Dekedda Jiddah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay qaabka xayiraadda looga qaaday Markab Xoolo ka qaaday Dekedda Berbera oo maalmihii u dambeeyey ku xannibnaa Dekedda Jeddah ee dalka Sucuudi Carabiya.   Markabka oo todobaadkii hore…

Dahabshiil Group Oo lagu Majeertay Deeq Lacageed dhan $100,000 oo ku wareejiyey Dugsiga Farsamada Gacanta ee Berbera

Dahabshiil Group Oo lagu Majeertay Deeq Lacageed dhan $100,000 oo ku wareejiyey Dugsiga Farsamada Gacanta ee Berbera

Berbera (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu deeqday Dugsiga Farsamadda Gacanta ee Berbera (BerberaTechnical Collage) Lacag dhan $100,000 oo Dollar, taas oo noqonaysa deeqdii ugu badnayd ee Dugsigaasi ka helo ganacsata dalka. Mulkiilaha Shirkadaha Dahabshiil…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
  • Hal qof oo ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay Xaafad ka mid ah Hargeysa
  • Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Saddex Arday oo reer Somaliland ah oo Kaalmaha Sare Ka Galay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Dalka Jabuuti
  • BARAKA SHAAH: Faa’idooyinka Caafimaad ee Shaaha Cagaaran
  • خطاب رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي
  • Natiijada Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha WADDANI iyo UCID
  • Dugsiyada Nuuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland
  • Xukuumadda Somaliland oo shaaciy inay Isku Furayso Telefoonada Shirkadaha Isgaadhsiinta
  • Hargeysa: Xaddiga Lacag iyo Dhul taakulo ah oo D/Hoose ugu gurmatay shirkadda Alkheyraad oo hantideedu shuf-beeshay
  • Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegidda Xeerka Saxaafadda
  • Madaxweyne Muuse Biixi Oo Caawa Gaadhay Qoys Roobkii Galabtu Gaadhsiiyey Khasaare Naf Iyo Maalba Leh
  • Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group oo Sheegay inay Xoojinayaan Xidhiidhka ay la leeyihiin Baanka Dhexe ee Somaliland
  • Shirkadda SOMPOWER oo Duullaan ku qaadday Shirkadaha Korontada Hargeysa iyo Masuuliyiinta shirkadahaas oo sida Fiinta uga qayliyey
  • Somaliland: Shirkadaha Waddaniga ah ee Beedka oo ka gil-gishay eedaymo loo jeediyey, shacabkana baaq u diray