“Yaa Iga Mamnuucay Oo Leh Ma Tartamayo, Ma Qur’aan-baa Igu Soo Degay” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay jirin sabab ka hor istaagaysa inuu mar kale noqdo Musharraxa Madaxweynaha xisbiga UCID.

 

faysal-cali-waraabe

 

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.Hargeysa