Xukuumadda oo ka hadashay Maxbuus ku geeriyooday xabsiga MANDHEERA iyo Xadhigga Weriye COLDOON

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Cadarre, ayaa ka hadlay maxbuus dhawaan ku geeriyooday Xabsiga Mandheera oo ku yaala deegaan Mandheera oo u dhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

Wasiirka oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa,  waxa kale oo uu ka hadlay Xadhigga Weriye Coldoon oo muddo bil ah ku xidhan magaalada Hargeysa, kaddib markii uu muddo ku maqnaa magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.

HADDABA Hoos ka Daawo warkan oo faahfaahsan.