Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Biyaha Somaliland Md Saleebaan Cali Koore, ayaa faahfaahin ka bixiyey jid-gooyo ay Maleeshiyaadka maamul-goboleedka Puntland Ku dileen Taliyihii Ciidanka Qaranka ee gobolka Xaysimo.
Wasiirka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu sharraxaad ka bixiyey Dhacdadan ay malleeshiyaadka maamul-goboleedka Puntland ku dileen Taliyaha.
Faahfaahinta Warkan ka Daawo Muuqalkan Hoose
https://youtu.be/RDTYuh9VXok