Xukunka lagu Xayiray Wargeyska Foore oo si adag loo cambaareeyey

Wargeyska FooreHargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka ee Fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaaraysay Xayiraadda la saaray Wargeyska Foorre oo maxkamadda gobolka Maroodijeex xayirtay muddo sannad ah.

 

Sidoo kale waxa Xayiraadda Wargeyska si adag uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo go’aanka Maxkamadda ku tilmaamay mid meel ka dhac ku ah Xoriyatul-qawlka iyo Xuquuqda Saxaafadda Dalka.

 

FAAHFAAHINTA WARARKA KA DAAWO MUUQAALLADA HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=9H57_PmINbQ