Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay iska casileen xubinimadii Xisbiga ay ka tirsanaayeen, iyagoo ujeeddada go’aanka ku saleeyey kaddib markii ay hoggaanka sare ee xisbigu fulin waayeen heshiis u dhexeeyey.
FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE