Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Talada dalka haya ee Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta go’aan ka soo saaray muranka ka aloosan qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiilada.
FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN
https://www.youtube.com/watch?v=SdHTzZV0dQ0