Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyay Walaacii Beesha Caalamku Ka Muujisay Dib U Dhaca Doorashada

(SL.Post) Ku Xigeeka Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), ayaa si adag dhaliilay Xukuumadda Somaliland, waxaanu sheegay in xisbi ahaan ay soo dhaweynayaan walaacii ay dhawaan beesha caalamku ka muujiday dib u dhaca ku yimi doorashada Somaliland.

IMG_0025

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net