Somalilandpost | News and Analysis

Xisbiga Kulmiye oo si Adag uga Jawaabay Dhaliilo Xisbiyada Mucaaradka ahi u jeediyeen Xukuumadda

Warning: Use of undefined constant is_single - assumed 'is_single' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-content/plugins/facebook-like-and-send-2-in-1/facebook-like-and-send.php on line 63

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa xukuumadda ka difaacay dhaliilo maamul oo uga yimi Axsaabta Mucaaradka ah ee dalka. 

Xisbiyada Mucaaradku waxa ay xukuumadda ku eedeeyeen inay faro-gelin ku hayso Shirkadaha Isgaadhsiinta dalka isla markaanay dhegaysato telefoonnada Masuuliyiinta sare-sare ee Mucaaradka.

War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa lagu sheegay in Xisbiga Kulmiye ku garab-taagan yahay Xukuumadda tallaabo kasta oo ay ku fulinayso Barnaamijkii Xisbigu ku galay Ololaha Doorashada.

War-saxaafadeedka oo Xisbigu kaga Hadlay Jawaabta uu ka bixiyey Dhaliilaha Xisbiyada Mucaaradka, isla markaana nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warbaahinta Somalilandpost.net, ka akhriso Xagga Hoose.

Kulmiuekulmiye2

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE
Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-includes/class-wp-comment-query.php on line 399