“Waxa jira Dhalinyaro Xafiiska Farmaajo laga maamulo oo Somaliland u dhashay” – Wasiir Hinda Gaani

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi (Hinda Gaani), ayaa shaaca ka qaadday inay jiraan dhalinyaro u dhalatay Somaliland oo u badheedhay hadimaynta iyo wax-yeellada qaranimada, isla markaana laga maamulo xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirku waxa ay sheegtay in dhalinyarada oo qaarkood yihiin Suxufiyiin ay mushahar ka qaataan  isla markaana u hoggaansamaan inay ku tallaabsadaan hadimooyinka ka dhanka ah qaranimada Somaliland ee laga soo maleego madaxtooyada Soomaaliya.

HADALKA WASIIRKA IYO SIDA AY ARRINTAN U DHIGTAY, KA DAAWO MUUQAALKAN