Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha iyo Hoggaanka Dab-demiska Caasimadda oo oo Booqday Askari Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska oo dadweyne gadoodsani dhaawacyo u geysteen

swrHargeysa (SLpost)- Wasiirul Dowlaha Amniga ee Wasarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa Maanta Cisbitaal-ka Intentionalka ee Magaalada Hargeysa ku Bookhday Xubin ka mid ah Ciidan Dabdamiska Oo ku Dhaawacmay Hawlgal Dab-demis ah oo Ciidanku ka Galey Xaafad ka mida Magaalada Hargeysa.

Waxa ay ahayd todobaadkii hore markii Dab ka kacay xaafadda isku-raranka ah ee State House ee magaalada Hargesa, halkaas oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen, haseyeeshee waxa dhagaxaan kala horyimi dadwenyne Gadoodsan, kuwaas oo dhaawacyo kala duwan u geystay ilaa 10 ka mid ah hawl-wadeennada Dab-demiska caasimadda.

Hoos ka daawo warkan oo faahfaahsan