Somalilandpost | News and Analysis

Wasiirkii ee Warfaafinta oo Waraysi Qoto-dheer kaga hadlay Arrimo Xaasaasi ah, Isbarbardhigga Xukuumaddii Siilaanyo & ta Muuse Biixi iyo Qodobbo kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland Cismaan Saxardiid (Caddaani), ayaa waraysi qoto-dheer oo uu siiyey Telefishanka HCTV kaga hadlay arrimo xaasaasi ah oo ku saabsan Farqiga u dhexeeya Xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ee uu ka tirsanaan jiray iyo Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

Waraysiga oo uu la yeeshay Weriye Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), waxa kale oo uu si qoto-dheer uga hadlay arrimo door ah oo ku saabsan Xaaladda dalka ee xilligan, xaaladda wasaaraddii uu masuulka ka ahaan jiray iyo Qorshahiisa siyaasadeed ee xilligan.

WARAYSIGAN OO FAAHFAAHSAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE