Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Hadlay Digniin Dawlada UK Saartay Somaliland Iyo Safaro Dalka Dibadiisa Ku Tagay
June 4, 2017 | Published by: SLpost
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka Hadlay Digniin Dawlada UK ka soo saartay Saartay Somaliland Iyo Safaro uu dhowaan Dalka Dibadiisa Ku Tagay.