Wasiirka Arimaha Guddaha Oo Kormeeray Diiwaangelinta Ka Socota Gobolka Sool

Lasacaanood (SL.Post Wasiirka Wasarada arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto Diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee ka socota magaalada Lascaanood ee gobolka Sool.

 

ice_screenshot_20160816-065137-310x253

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost