Wasaaradda Waxbarashada oo faahfaahin ka bixiyey Habsami-u-socodka Imtixaanka Shahaadiga ah oo maalintii 2aad Maraya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Af-hayeenka Guud ee wasaaradda iyo Afhayeenka Guddiga Tacliinta sare ee wasaaradda, ayaa ka warramay habsami-u-socodka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare oo maalintii labaad maraya.

 

Hadalka Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo xog-warrankooda la xidhiidha habsami u socodka Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka, waxaanu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan Hoose.

 

 

Somalilandpost.net

somalilandpost@live.com