Somalilandpost | News and Analysis

Wararkii u dambeeye Khasaare ka dhashay Roobab Mahiigaan ah oo ka da’day degmada Tog-wajaale

Tog-wajaale (SLpost)- Roobab mahiigaan ah oo geystay khasaare naf iyo mood isugu jirtay ayaa maanta ka da’ay degmada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley.

Wararka ka imanaya xarunta ganacsiga Somaliland ee Tog-wajaale, ayaa sheegaya in ugu badnaan tiraba laba qof ku geeriyoodeen khasaare ka dhashay roobab dabaylo wata ee magaaladaas ka da’ay, kaddib markii xadhkaha korontadu ku habsadeen dadkaas, halka sidoo kale roobabku khasaare u geysteen dhismayaal iyo meherado ganacsi.

Haddaba, warkan oo faahfaahsan ka daalaco muuqaalkan hoose.

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE