Ujeeddada Socdaal uu Dalka Jabuuti ku tagay Wasiirka Maalgeshiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradaha Maal-geshiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa maanta socdaal ku gaadhay dalka Jabuuti, waxaana halkaas ku qaabilay safiirka Somaliland u fadhiya dalkaas iyo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha oo isagu hore ugu sugnaa dalkaas.

Faahfaahinta warkan, ka daawo Muuqaalkan Hoose