Ugaas Maxamed Cumar oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Ugaaska Guud ee Beesha Yaasuq Isaaq, Ugaas Maxamed Cumar oo dhawaan lagu caleemo-saaray Deegaanka Caleydh ee degmada Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa.

 

Madax-dhaqameed, Xildhibaanno, Madax ka tirsan Dowladda, Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo haween iyo dadweyne kale oo tiro badan, ayaa Ugaaska oo ka soo kicitimay dhinaca Itoobiya kaga hortagay Duleedka magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQALKAN HOOSE