Home » Archives by category » Maqaallo
Is-wEydaari Indhaha, Farmaajow! W/Q: Maxamed Gacayte

Is-wEydaari Indhaha, Farmaajow! W/Q: Maxamed Gacayte

Haday bishu hortaada timaado ma beenin kartid, kolkaa siday doonto haw dhigtee Somalia way ku qasban tahay inay bogaadiso kulanka Madaxda labada Dal ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Ethiopia, kadib markii ay u cadaatay in Jam. Somaliland tahay qaran madaxbanaan oo jiritaankiisa la ixtiraamayo laguna soo dhoweeyay protocol ka ugu heer sareeyay ee laysku qaabilo. Waxaana […]

Can Somaliland Feed its people?

Comments Off on Can Somaliland Feed its people?
Can Somaliland Feed its people?

The country is cultivated only 5% percent of its arable land and is not self-sufficient in food and most of our foods are imported from foreign countries. Cognizant of this, Ministry of Agriculture and Development started cultivation of Field Crops at Wajale, Xaaxi and Beer with the aim to increase food productions and to draw […]

Continue reading …

Adiga ayaan kuu shaqeeyaa! – W/Q: Xamse Cumar Kujoog

Comments Off on Adiga ayaan kuu shaqeeyaa! – W/Q: Xamse Cumar Kujoog
Adiga ayaan kuu shaqeeyaa! – W/Q: Xamse Cumar Kujoog

Hadda ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirrada iyo marti kale oo uga timi dawladaha jaarka ah. Waxa uu u yeedhay mid ka mid ah shaqaalihiisa, waxa uu ku yidhi; “Maanta waan daalay oo qado waafi ah ayaan u baahanahay’e, inanka cuntada […]

Continue reading …

Weydiimaha Guurka Xilligan aynu Joogno – W/Q: Faadumo Buuni

Comments Off on Weydiimaha Guurka Xilligan aynu Joogno – W/Q: Faadumo Buuni
Weydiimaha Guurka Xilligan aynu Joogno – W/Q: Faadumo Buuni

Waydiimaha ugu badan ee la waydiiyo xilliggan aynu joogno hablaha markay gayaankood guursadaan ha yeeshee inta badan ka wer-wareegaan war celintooda waxaa ka mida ; Odaygaaga magacii? Waa qoloma? Deegaankoodu waa halkee? Hargeysa haddii uu deggan yahay, daantee ayuu ka deggan yahay? Muxuu ka shaqeeyaa? ma Hay’ad? ma dawladda? ma jaamacad? ma Dugsi? ma warbaahinta, […]

Continue reading …

MAXAMED AW SICIID GEEDI: Ganacsade Hal-Abuurnimo Iyo Saameyn Leh Oo Kalsooni Ku Qaba Naftiisa

Comments Off on MAXAMED AW SICIID GEEDI: Ganacsade Hal-Abuurnimo Iyo Saameyn Leh Oo Kalsooni Ku Qaba Naftiisa
MAXAMED AW SICIID GEEDI: Ganacsade Hal-Abuurnimo Iyo Saameyn Leh Oo Kalsooni Ku Qaba Naftiisa

Ganacsade Maxamed Aw Siciid Geedi Waa Ganacsade Halabuur ah oo Kalsooni Ku Qaba Naftiisa Islamarkaana aan Laheyn Anaaniyad iyo Kali Doonis, Waxaanu Kamid yahay Ragga Ganacsatada ah ee Dhif iyo Naadirka ku ah Ganacsatada Soomaalida ee Iska Ilaaliya Dhididka Shaqaalahooda iyo in ay Dulmi u Geystaan Sidaa Daraadeedna Xurmo Mariya Xaqooda iyo Dheeraadna Siiya.   […]

Continue reading …

Qiso murugo leh oo ka Hadlaysa Xuquuqda Deriska (Jaarka) – W/Q: Akram Rashiid

Comments Off on Qiso murugo leh oo ka Hadlaysa Xuquuqda Deriska (Jaarka) – W/Q: Akram Rashiid
Qiso murugo leh oo ka Hadlaysa Xuquuqda Deriska (Jaarka) – W/Q: Akram Rashiid

  Walaal Xasanow Waad Daashaye Iska Yar Naso, Aroortii Salaada Subax Ayaad Kacdaa, Waxaad U Kalahdaa Arzaaqda ILAAHAY, Aqoon Iyo Cilmi Wayn Ma Lihid Balse Muruq Maal Ayaad Tahay, Waxaad Suuqaa Muga Weyn Iyo Magaaladaa Balaadhan Dhex Mushaaxdaba Hadana ALLE Kuguma Qadiyo, Oo Galabtii Waxaad Noo Timaadaa Adoo Gacmaha Ku Laalaadsanaya Waxoogaa Cunto Ah Jeebkana […]

Continue reading …

DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU MUDEEYEEN WAA SUURAGAL IN AY MAR KALE DIB U DHACDO HADII…

Comments Off on DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU MUDEEYEEN WAA SUURAGAL IN AY MAR KALE DIB U DHACDO HADII…
DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU MUDEEYEEN WAA SUURAGAL IN AY MAR KALE DIB U DHACDO HADII…

Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay noqdeen qaar ku caan ah dib u dhac , arinkaasi oo ku nusqaan ah qaranka jamhuuriyada Somaliland, nidaamka dimuqaradiga ah iyo doorashooyinka, una baahan in aad loo lafo guro waxyaabaha caqabadaha ku ah oo intooda badani aanay ahayn wax awooda binu adamku aanay waxba ka qaban karin.

Continue reading …

Taxanaha Qormooyin Bulshada lagu baraarujinayo Khatarta DABKA – Qaybta 3aad ~ Ka-hortagga Halista Dabka

Comments Off on Taxanaha Qormooyin Bulshada lagu baraarujinayo Khatarta DABKA – Qaybta 3aad ~ Ka-hortagga Halista Dabka
Taxanaha Qormooyin Bulshada lagu baraarujinayo Khatarta DABKA – Qaybta 3aad ~ Ka-hortagga Halista Dabka

Marka la isticmaalaayo alaabta kala duwan nooc kastaba ha ahaadeene waxaa la rabaa in laga foojignaado dhibaatada dhinaca dabka ka iman karta, inta an laisticmaalinna loo tabaabusheysto sidii iyo qalabkii lagaga hor tegi lahaa haddii u sheygaasu dhibaato dab ah u la yimaado. Waxaad arkeysa dalkeena oo ay kusoo badanayaan hanti fara badan oo kala […]

Continue reading …

“Abwaan Baashe iyo Macallin Cabdiqaaddir Waxa ay Xidhan Yihiin 9 Bilood, Iyaga oo Maxkamadda Maroodijeex Dembi Ku Weyday”. W/Q Siciid Gahayr

Comments Off on “Abwaan Baashe iyo Macallin Cabdiqaaddir Waxa ay Xidhan Yihiin 9 Bilood, Iyaga oo Maxkamadda Maroodijeex Dembi Ku Weyday”. W/Q Siciid Gahayr
“Abwaan Baashe iyo Macallin Cabdiqaaddir Waxa ay Xidhan Yihiin 9 Bilood, Iyaga oo Maxkamadda Maroodijeex Dembi Ku Weyday”. W/Q Siciid Gahayr

Abwaan Baashe Xasan Maxamed iyo Macallin Cabdiqaaddir Nuur Maxamuud waxa ay ku xidhan yihiin xabsiga weyn ee Hargeysa, iyaga oo ay dembi ku weyday maxkamadda gobolka Maroodijeex. Muddo ku dhaw sagaal bilood ayay xayiran yihiin, isla markaana ay waayeen xorriyaddoodii qofnimo ee ay xaqa u lahaayeen. Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo dhegaystay dacwadda loo haysto ayaa […]

Continue reading …

Qaybtii Labaad ee Casharro Bulshada lagaga wacyi-gelinayo ka hortagga dabka

Comments Off on Qaybtii Labaad ee Casharro Bulshada lagaga wacyi-gelinayo ka hortagga dabka
Qaybtii Labaad ee Casharro Bulshada lagaga wacyi-gelinayo ka hortagga dabka

Waxaana isla markaasna jira qalab kale oo sheega kulka oo loo yaqaano (Heat Detectors) oo iyeguna laba nooc u shaqeeya hase yeeshee isku shaqo uun qabta oo ah kul sheegid. Waxaana lagu rakibaa meelaha kushiinada, stoodhada, iyo meelaha mashiinada shaqeynaaya la dhigo oo kulkooda la doonaayo iney qiyasnadaan oo aanu sare uga kicin inta loo […]

Continue reading …
Page 1 of 295123Next ›Last »