Home » Archives by category » News
ADDIS ABABA: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Itoobiya

ADDIS ABABA: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Itoobiya

 Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo ku guda jira safarka shaqo ee ay ku joogaan dalka Itoobiya, ayaa maanta …

“Waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah” – War-saxaafadeed

“Waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah” – War-saxaafadeed

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay soo-jeedin Raysalwasaaraha Itoobiya ugu gudbiyey madaxweynaha Somaliland in …

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Xilliga la bilaabayo Dhismaha Jidka Mashruuca Berbera Corridor

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Eng Cabdilaahi Abokor, ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la…

Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland oo si weyn loogu dabbaal-degay iyo Madaxweyne ku-xigeeka oo ka Qayb-galay

Hargeysa (SLpost) Magaalada Hargeysa waxaa siweyn looga xusay maalinta dhalinyaradd Somaliland taasi oo loo asteeyay 20-ka bisha February…

Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Raysalwasaare Abiy Ahmed oo Addis Ababa ku kulmay

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku sugan  caasimadda…

Madaxweynaha Somaliland oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Addis Ababa

Madaxweynaha Somaliland oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Addis Ababa Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxaana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka tirsan dawladda…

Hargeysa: Wasaaradda Arrimaha Bulshada oo olole ku qaadday Carruurta Darbi-jiifka ah

Hargeysa: Wasaaradda Arrimaha Bulshada oo olole ku qaadday Carruurta Darbi-jiifka ah

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada, ayaa olole ay maanta Qaadday waxa ay ku ururisay 39…

Muxuu Wasiirka Beeraha Somaliland kala soo Guryo-noqday Safarkii Dalka Turkiga?

Muxuu Wasiirka Beeraha Somaliland kala soo Guryo-noqday Safarkii Dalka Turkiga?

Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Muumin Seed oo Safar…

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo kormeeray Dhismaha Waddada GAMBO-CUNE iyo halka ay marayso

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo kormeeray Dhismaha Waddada GAMBO-CUNE iyo halka ay marayso

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha Waddo Cusub oo Isku…

Dib-u-dhac ku yimi xilliga loo muddeeyey Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Dib-u-dhac ku yimi xilliga loo muddeeyey Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo loo muddeeyey inuu 24-ka bishan ka…

Page 1 of 1122123Next ›Last »