Home » Archives by category » Xulashada SLpost
Fadlan Caawi Walaalkaaga Dhiban Mucjiso Naxdinleh Oo Ku Dhacday 5 Wiil Oo Walaalo Ah.

Fadlan Caawi Walaalkaaga Dhiban Mucjiso Naxdinleh Oo Ku Dhacday 5 Wiil Oo Walaalo Ah.

HARGEISA —Walaalo Sadaqaddanna Aynu La Baxno, Oo Dadkan Illaahay XISKOODII Ka Qaaday Ee Uu Inagu Eegayo Aynu Caawino. Dadkan oo ay hayso cafimaad daro iyo daryeel la’an iyo baahi aad u daran oo xataa anay heysan waxay cunaan. Haddii Aad Wadanka Joogtana iyo dibadiisaba, Fadlan HOOYADDA Kala Xidhiidh Numberadan 0634664102 Cabdilaahi 0634326736. oo ka mida dadka gacan ku haya […]

Zakina Cafeteria House: Meherad-ganacsi Casri ah oo lagaga furay Hargeysa iyo Adeegyada aad ka helayso

Comments Off on Zakina Cafeteria House: Meherad-ganacsi Casri ah oo lagaga furay Hargeysa iyo Adeegyada aad ka helayso
Zakina Cafeteria House: Meherad-ganacsi Casri ah oo lagaga furay Hargeysa iyo Adeegyada aad ka helayso

Hargeysa (SLpost)- Degmada Ibraahim Kood-buur ee magaalada Hargeysa, waxa maanta lagu daah-furay Meherad Ganacsi Casri ah oo lagu magacaabo Zakina Cafeteria House, kaas oo ay maal-gashadeen muwaadiniin ku dhiirraday inay qayb ka noqdaan tartanka ganacsiga iyo Meheradaha bixiya adeegyada Casriga ah ee caasimadda . Meheraddan oo ku taalla Agagaarka Kaantroolkii hore ee Galbeedka magaalada Hargeysa, […]

Continue reading …

SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta

Comments Off on SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta
SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo kaashanaysa hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Caalaamiga ah ee ay wada-shaqaynta leeyihiin, ayaa bilaabay Mashruuc loogu kuur-galayo isla markaana lagu sahaminayo Heerarka Nafaqada Hooyada iyo Dhaqaanka ee gobollada iyo degmooyinka dalka. Qorshahan oo lagu tilmaamay kii ugu ballaadhnaa ee lagu sahaminayo isla markaana lagu kobcinayo xaaladda Caafimaad ee […]

Continue reading …

Wax-qabadka Xukuumadda Somaliland 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wixii u qabsoomay – Qormo Taxane ah (Qaybta 2aad)

Comments Off on Wax-qabadka Xukuumadda Somaliland 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wixii u qabsoomay – Qormo Taxane ah (Qaybta 2aad)
Wax-qabadka Xukuumadda Somaliland 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wixii u qabsoomay – Qormo Taxane ah (Qaybta 2aad)

Hargeysa (SLpost)- Xukuumaddu iyadoo ka duullaysa ballanqaadkeedii xagga Wax-soosaarka waxay bilowday beerista mashruuca banka Wajaalle oo la qoday xilligii roobabka ee 2018, 3,172 Saacadood oo u dhiganta 720 Hiktar oo laga beeray dallagyo kala duwan sida Hadhuudhka, Galleyda iyo Digirta. Dhammaan kharashkii ku baxay beeritaanka Mashruuca Wajaalle waxa  bixisay Xukuumadda Somaliland. Sidoo kalena, waxay dayactir […]

Continue reading …

Wax-qabadka Xukuumadda 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi – Qormo Taxane ah (Qaybta 1aad)

Comments Off on Wax-qabadka Xukuumadda 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi – Qormo Taxane ah (Qaybta 1aad)
Wax-qabadka Xukuumadda 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi – Qormo Taxane ah (Qaybta 1aad)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddada sannadka ah ee ay Xukuumaddiisu jirtay waxyaabaha ay qabatay la soo bandhigay toddobaadkan, waxaana qayb ka mid ah waxyaabaha sannadkaa u qabsoomay Hay’adaha dawladda ee kala duwan ee ka hirgalay qorshihii wax-qabad ee Xukuumadda koowaad ee Madaxweyne Biixi oo Qoraal ahaan nagaga soo gaadhay Wasaaradda Warfaafinta […]

Continue reading …

MIYIGA ILAA MADBAKHA: Riwaayad Cajiib ah oo ka Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah iyo Nuxurka ka dambeeya

Comments Off on MIYIGA ILAA MADBAKHA: Riwaayad Cajiib ah oo ka Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah iyo Nuxurka ka dambeeya
MIYIGA ILAA MADBAKHA: Riwaayad Cajiib ah oo ka Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah iyo Nuxurka ka dambeeya

Waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Akhristayaasha ku xidhan warbaahinta Somalilandpost.net iyo Bulshada kaleba, riwaayad la magac-baxday MIYIGA ILAA MADBAKHA, taas oo Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah. Waxa Muuqaalka Riwaayaddan duubay Bahda Hawraar Production. Haddaba, Nuxurka Guud ee ay xambaarsan tahay kaga bogo Muuqaalkan Hoose.

Continue reading …

DAAWO WARBIXIN Cajiib ah oo laga diyaariyey Nin 11 Sanno u shaqaynayey GOOGLE oo ku biiray Ganacsatada Sarrifleyaasha Wadhatada ee Hargeysa

Comments Off on DAAWO WARBIXIN Cajiib ah oo laga diyaariyey Nin 11 Sanno u shaqaynayey GOOGLE oo ku biiray Ganacsatada Sarrifleyaasha Wadhatada ee Hargeysa
DAAWO WARBIXIN Cajiib ah oo laga diyaariyey Nin 11 Sanno u shaqaynayey GOOGLE oo ku biiray Ganacsatada Sarrifleyaasha Wadhatada ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Tilek Mamutov oo ah khabiir ku takhasusay Cilmiga IT-ga, gaar ahaan Software Engineering, muddo toban sanno ka badan-na ka soo shaqaynayey shirkadda Google, ayaa magaalada Hargeysa ka furtay meherad yar oo ka shaqaysa Isku beddelka Lacagaha. Mamutov oo ah Qofkii ugu horreeyey ee Ajaanib ah ee ku dhiirraday ganacsiga noocan ah gudaha Somaliland, […]

Continue reading …

Afar kooxood oo kala Aragti duwan oo ku hirdamaya hoggaanka DDSI

Comments Off on Afar kooxood oo kala Aragti duwan oo ku hirdamaya hoggaanka DDSI
Afar kooxood oo kala Aragti duwan oo ku hirdamaya hoggaanka DDSI

By: Barkhad-ladiif M. Cumar Dawladda deegaanka  Soomaalida Itoobiya (DDSI) waxa ka jira siyaasad beelaysan oo hogaanka xisbiga iyo madaxtinimadda loogu tartamayo, afar qaybood oo kala aragti fog baa isku haysta, waa koox uu hogaaminayo Axmed Shide, kooxda labaad waa kuwo ku shirayey Diridhaba oo tan iyo sidii Abiy Axmed loo doortay Addis fadhiya, kooxda 3aad waa […]

Continue reading …

Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia?

Comments Off on Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia?
Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia?

“Qormo Kooban Oo Aan kagaga Waramayo Wixii Aan Kala Kulmay”.Q-1aad W/Q:-Axmed Almis Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan Sawir Kagaga Bixiyo Muuqaalkii aan ka Aaminsanaa Magaalada jigjiga Wakhtigii hore iyo Sawirka aan ka qaatay xaqiiqada taala wakhtigan. Waxay Ahayd habeenimadii Axadii Markii aan maqlay geerida Naxdinta leh Alle ha u Naxariistee C.laahi Maxamed Kootare Oo ahaa […]

Continue reading …

DAAWO Wacdarihii Barnaamijka Kasmaal iyo Hal-abuur JAWAAN oo Abaal-marin Qaali ah ku Guulaystay

Comments Off on DAAWO Wacdarihii Barnaamijka Kasmaal iyo Hal-abuur JAWAAN oo Abaal-marin Qaali ah ku Guulaystay
DAAWO Wacdarihii Barnaamijka Kasmaal iyo Hal-abuur JAWAAN oo Abaal-marin Qaali ah ku Guulaystay

Majaajilaystaha Caanka ah ee Ciise Cabdi Ismaaciil (Jawaan), ayaa ka qayb-galay Barnaamijka Kasmaal ee shirkadda SOMTEL oo habeen hore lagu qabtay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, halkaas oo uu kaga qayb-qaatay Su’aalaha laysku weydiiyo barnaamijka oo bisha Barakaysan ee Ramadan laga baahiyo telefishannada Afka Soomaaliga ku hadla qaarkood. HADDABA Hoos ka Daawo Wacdarihii uu […]

Continue reading …
Page 1 of 43123Next ›Last »